OGAYSIISKA DIGNIINTA AH ASTAANTA GANACSIGA
(Gudaha dhulka Soomaaliland)
Waxaa halkan lagu ogaysiinayaa in Kahala Franchising, L.L.C., a Incorporated in the United States of America, with head office at 9311 E Via De Ventura, Scottsdale, Arizona 85258, U.S.A.
Ay tahay milkiilaha kaliya ee astaanta ganacsi ee hoos ku xusan:
COLD STONE CREAMERY
Astaantan kor ku xusan waxaa loo isticmaalaa fasalka caalamiga ah ee 43, iyadoo loola jeedo:
Fasalka 43: Adeegyada maqaayadaha
Sidoo kale waxaa halkan lagu ogaysiinayaa in tallaabo sharci ah laga qaadi doono qof ama shirkad kasta oo si sharci-darro ah u isticmaasha astaantan ama wax la mid ah, ama qof kasta oo ku xad-guda xuquuqda lahaanshaha astaantan ganacsi.