SOMALILAND:OGEYSIISKA DIGNIINTA SUMADDA GANACSIGA

0

SOMALILAND

 OGEYSIISKA DIGNIINTA SUMADDA GANACSIGA

____________________

 

 

OGEYSIIS BAA HALKAN LAGU BIXINAYAA in summadaha ganacsi ee kor ku xusan ay yihiin summadaha ganacsi ee RADISSON HOSPITALITY BELGIUM BV/SRL of Avenue du Bourget 44, B-1130 Brussels, Belgium, isla markaana loo isticmaalo waxyaabaha la xidhiidha:

 

Fasalka 16aad: Buugag-hageyaal, wargeysyo xilliyeedyo, majallado, daabacaado, waxyaabo daabacan, buugaag iyo foomam; qalabka xafiisyada, agabka waxbaridda, baridda iyo tababarka; agabka xayaysiiska iyo dhiirrigelinta, tusmooyinka hoteellada, liisaska cuntada, gogosha miisaska, suufiyadaha miisaska iyo kaadhadhka.

 

SIDA OO KALE OGEYSIIS BAA HALKAN LAGU BIXINAYAA in tallaabo sharci ah laga qaadi doono qof kasta ama shirkad kasta oo isticmaasha summadda ganacsi ee la sheegay ama wax ku-dayasho kasta oo ka mid ah, ama si kale ugu xadgudubta xuquuqaha shirkadda la sheegay.