0

OGEYSIISKA DIGNIINTA AHASTAANTA GANACSIGA

(gudaha dhulka SOMALILAND)

HADDABA WAXAA HALKAN LAGU OGEYSIINAYAA in: KT&G Corporation, a South Korean company with head office at: 71, Beotkkotgil, Daedeok-gu, Daejeon, Republic of Korea

Ay tahay milkiilaha iyo lahaanshaha keliya ee astaanta ganacsiga ee soo socota:

TIME

Astaanta ganacsi ee kor ku xusan waxaa loo adeegsadaa fasalka caalamiga ah ee 34, iyadoo la xiriirta badeecooyinka soo socda:

Fasalka 34: Tubaako; Sigaaryo; Sigaar waaweyn; Tubaako sanka laga dhuuqo; Waraaqaha sigaarka; Tuubooyinka tubaakada, oo aan ka samaysnayn bir qaali ah; Shaandhooyinka sigaarka; Galalka sigaarka, oo aan ka samaysnayn bir qaali ah; Bacaha tubaakada; Shiddooyinka sigaarka, oo aan ka samaysnayn bir qaali ah; Kabriidyo; Qalabka lagu nadiifiyo tuubooyinka tubaakada; Dambas-qabadyada dadka sigaarka cabba, oo aan ka samaysnayn bir qaali ah; Qalabka lagu jaro sigaarka waaweyn

SIDOO KALE WAXAA LA OGEYSIINAYAA in tallaabooyin sharci laga qaadi doono qof kasta ama shirkad kasta oo isticmaasha isla astaanta ganacsiga ama wax ku-dayasho ka mid ah, ama qof kasta oo jebiya xuquuqda lahaanshaha astaantan ganacsi