Taag Somali English tribalism Rap song

0

Mohamed Omer Maigag Taag

This man saaxiibkay adeerkii

I always meet maalintii

On my way to my dugsi

Xidhana same black sulwaarkii

Ayey waydiiyey my qabiilkii

He should find this by iski

Coz ma ihi basaaskii

Oh Allah save our dalki

From qabiil and its jahli

Adeero wentback to shuqulki

To find my musharax xisbi

I said I have no-xisbi

As they put qabiil in xisbi

That’s why I want no xisbi

Adeero cadhooday and left me

That’s up to him waa qushigii

Oh Allah save our dalki

From qabiil and its jahli

I took my local baski

Straight back to my gurigii

Had no mood for my daraski

Two landers boarded baski

One tall iyo mid aad u shorty

Ka dheer looked siyaasi

They forgot to say salaanti

Kuye we thought you SriLanki

Their hadal was about the Guurti

Too much kordhis wakhti

For the president and Golihii

Oh Allah save our dalki

From qabiil and its jahli

My aabo use tell me

Lagdini is always easy

For habar fadhida in her settee

Hey what happened to waayelki

Ma arkaan qabiil is stinky

It’s ‘ poisoning our dhalinti

And those faafiya xumihi

Oh Allah save our dalki

From qabiil and its jahli