SOMALILAND
OGEYSIIS DIGNIINTA ASTAANTA GANACSIGA
BUDWEISER
Waxaa halkan lagu ogeysiinayaa in astaanta ganacsiga ee kor ku xusan ay tahay astaanta ganacsiga ee ANHEUSER-BUSCH, LLC, a Corporation organised and existing under the Laws of the State of Missouri, United States of America of One Busch Place, St. Louis, Missouri 63118, United States of America
Astaantan waxaa loo isticmaalaa:
Fasalka 32: Cabitaan aan ahayn khamri oo ka samaysan maalto.
Sidoo kale, waxaa la ogeysiinayaa in tallaabo sharci ah laga qaadi doono qof kasta ama shirkad kasta oo si sharci darro ah u isticmaasha astaantan ganacsiga ama wax kasta oo la mid ah, ama jebisa xuquuqda
shirkaddaasi.