SOMALILAND: OGEYSIIS CALAAMAD GANACSI

0

 

  1. HILUX
  2. LAND CRUISER
  3. LEXUS
  4. TOYOTA
  5. RUSH

OGEYSIIS WAXAA HALKAN LAGU BIXIYAY in calaamadaha Ganacsiga ee sare ay yihiin calaamadaha Ganacsiga:

TOYOTA JIDOSHA KABUSHIKI KAISHA (also trading as TOYOTA MOTOR CORPORATION), a corporaion organized under the laws of Japan of 1, Toyota-cho, Toyota-shi, Aichi-ken, Japan

Waxaana loo adeegsadaa:

Baabuurta iyo qaybaha dhismahooda.

Waxa halkan lagu war-gelinayaa in dacwad sharci ah laga qaadi doono qof kasta ama shirkad kasta oo adeegsata calaamadaha ganacsiga ee la sheegay ama wax kasta oo ku dayasho ah ama haddii kale ku xad-gudubta xuquuqda shirkadda la sheegay.