LIVE/Toos U DAAWO Xuska 61-guurada Markii Somaliland Xornimada Ka Qaadatay Ingiriiska 26 june 1960

0

 

Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Munaasibad caawa madaxtooyada Somaliland loogu qabtay 61-guurada maalinta Xorriyadda Somaliland ee 26 June 1960 oo ahayd habeenkii ay Somaliland xorriyadda ka qaadatay Maxmiyaddii Boqortooyada Ingiriiska.