SOMALILAND
OGAYSIISKA DIGNIINTA ASTAANTA GANACSIGA
Waxaa halkan lagu ogeysiinayaa in astaanta ganacsiga ee kor ku xusan ay tahay astaanta ganacsiga ee NESREEN GIDA LIMITED SIRKETI, a Turkiye Corporation of BASPINAR (ORGANIZE) OSB MAH. O.S.B. 5. BOLGE 83570 NOLU CAD. 5 SEHITKAMIL/GAZIANTEP
Astaantan waxaa loo isticmaalaa badeecadaha hoos ku xusan:
Fasalka 30: Kafeega, kookaha; cabitaannada ku salaysan kafeega ama kookaha, cabitaannada shukulaatada ku salaysan; baasta, baastada dhuuban; rootiga macmacaanka iyo alaab foorno lagu sameeyo oo burka ka kooban; macmacaanka laga sameeyo bur iyo shukulaato; rootiga, sonkorta, sonkorta kubbadda ah, sonkorta budada ah; shaaha, shaaha barafka leh; nacnaca, shukulaatada, buskudka, rootiga kharaarka ah, gofka, nacnaca la ruugo; jalaatada, barafka la cuno; milixda; cunto fudud oo lagu sameeyo badarka, popcorn, galley la burburiyey, chips-ka galleyda, quraacda badarka, sarreen la farsameeyay oo lagu cuno, shaciir la burburiyay oo lagu cuno, gallay la farsameeyay oo lagu cuno, bariis; malabka cunto lagu daro.
Waxaa sidoo kale la ogeysiinayaa in tallaabo sharci ah laga qaadi doono qof kasta ama shirkad kasta oo si sharci darro ah u isticmaasha astaantan ganacsi ama wax kasta oo la mid ah, ama si kale u xad-gudba xuquuqda shirkadda kor ku xusan.