SOMALILAND:OGEYSIISKA DIGNIINTA GANACSIGA

0

SOMALILAND

 

OGEYSIISKA DIGNIINTA GANACSIGA


 

Waxaa halkan lagu ogeysiinayaa in calaamadda ganacsi ee kor ku xusan ay tahay calaamadda ganacsi ee Dubai Aviation Corporation (trading as flydubai) of flydubai Headquarters, Terminal 2, P.O. Box 353, Dubai, United Arab Emirates 

Waxaana loo adeegsadaa adeegyada soo socda:

 

Fasalka 39: Adeegyada diyaaradaha, adeegyada gaadiidka hawada, adeegyada kiraynta diyaaradaha; adeegyada safarka; adeegyada dirista alaabta; adeegyada maaraynta xamuulka; adeegyada kaydinta xamuulka; adeegyada gaadiidka xamuulka; gaarsiinta alaabta hawada; ilaalinta dadka safarka ah; adeegyada dhexdhexaadinta iyo gudbinta xamuulka; adeegyada maaraynta garoomada diyaaradaha; xirxiridda iyo kaydinta alaabta; hay’adaha ballansashada safarada; adeegyada hay’adaha safarka; ballansashada duulimaadyada; abaabulka duulimaadyada; abaabulka fasaxyada; adeegyada fasaxyada la isku daray; adeegyada macluumaadka dalxiiska; bixinta caawimada hubinta duulimaadyada iyo diyaargarowga safarada; adeegyada macluumaadka iyo talo-bixinta ee la xiriira dhammaan adeegyada kor ku xusan oo ka mid ah Fasalka 39.

 

Waxaa sidoo kale la ogeysiinayaa in tallaabo sharci ah laga qaadi doono qof ama shirkad kasta oo isticmaasha calaamadda ganacsi ee kor ku xusan ama mid la mid ah, ama ku xad-gudba xuquuqda shirkaddaas.