SOMALILAND:OGEYSIISKA DIGNIINTA CALAAMADA GANACSIGA

0

OGEYSIIS DIGNIINTA CALAAMADA GANACSIGA

(Gudaha dhulka Soomaaliland)

 

Waxaa halkan lagu ogeysiinayaa in KT&G Corporation, a South Korean corporation, with head office at 71, Beotkkot-gil, Daedeok-gu, Daejeon, Republic of Korea

 

Ay tahay mulkiilaha iyo lahaanshaha keliya ee astaanta ganacsiga ee hoos ku xusan:

 

ESSE

 

Astaantan ganacsi waxaa loo adeegsadaa fasalka caalamiga ah 34, waxayna la xiriirtaa badeecadaha soo socda:

 

Fasalka 34:

Tubaakada; Sigaarka; Sigaarro; Nuska; Warqadaha sigaarka; Tuubooyinka tubaakada oo aan ka samaysnayn bir qaali ah; Shaandhooyinka sigaarka; Kiisaska sigaarka oo aan ahayn bir qaali ah; Bacaha tubaakada; Dabiibka sigaarka oo aan ahayn bir qaali ah; Kibriyaha; Nadiifiyeyaasha tuubooyinka tubaakada; Weelasha dambaska sigaarka oo aan ka samaysnayn bir qaali ah; Jarjaryeyaasha sigaarka.

 

Waxaa sidoo kale lagu ogeysiinayaa in tallaabo sharci ah laga qaadi doono qof ama shirkad kasta oo si sharci-darro ah u isticmaasha ama ku dayata astaantan ganacsi, ama qof kasta oo ku xadgudba xuquuqda lahaanshaha astaantan.